Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO: Carwada Bandhigga Buugaagta oo Muqdisho ka furantay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO: Carwada Bandhigga  Buugaagta oo Muqdisho ka furantay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhiga Carwada Buugaagta ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay Magaalada Muqdisho, waana sanadkii labaad ee la qabto, waxaana ka soo qeyb galay dad kala duwan oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.

Bandhigan ayaa socon doona saddex maalmood, waxaana halkaasi Buugaag ay qoreen ku soo bandhigay Qorayaal isugu jira Soomaali iyo ajaaniib.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka hadlay Maxamed Diini oo ah Madaxa Carwada Buugaagta Muqdisho, isagoo xusay ujeedada bandhiggan iyo waxyaabaha uu xambaarsan yahay, wuxuuna tilmaamay in Bandhigan uu yahay mid aqoon iyo cilmi laga kororsan doono, si Soomaalida oo dhan ay isku dhaafsato aqoon iyo khibrad.

Qorayaasha bandhigan lagu casuumay waxaa ka mid ah Faaraxa Qarre oo dhowr buugaag qoray, waxaana uu soo bandhigay buugiisa Waaya arag, sidoo kale waxaa ka mid ah Qorayaasha ka qayb galay Yuusuf Xasan Isxaaq oo ah wariye ruug caddaa ah oo muddo dheer u soo shaqeeyay Laanta afka Soomaaliga ee B.B.Cda.

Sidoo kale dadka buugaagta qoray ee bandhigan hal abuurkooda lagu soo bandhigay waxaa ka mid ah Axmed Faarax Cali Idaajaa.iyo wariyihii hore ee BBC-da qaybta dunida la hadasha Andrew Harding ayaa ka mid ah qorayaasha martida ku ah bandhigan, wuxuuna qoray buug loogu magac daray The Mayor of Mogadishu (Duqa Magaalada Muqdisho).

IMG_0758IMG_0759IMG_0760IMG_0762IMG_0763IMG_0764IMG_0766IMG_0767IMG_0772IMG_0773IMG_0776IMG_0779IMG_0786IMG_0787IMG_0793IMG_0794IMG_0796IMG_0799IMG_0800IMG_0801IMG_0804IMG_0811IMG_0812IMG_0814IMG_0817IMG_0820IMG_0822IMG_0831IMG_0840IMG_0842IMG_0847IMG_0849IMG_0850IMG_0856IMG_0857IMG_0858IMG_0861IMG_0862IMG_0863IMG_0864IMG_0865IMG_0866IMG_0871IMG_0872IMG_0873IMG_0875IMG_0877IMG_0878IMG_0879

Sawir-Qaade: Farxan Suleyman Daahir ‘Maskaro’

Previous Post

Wasiirka Arrimaha gudaha oo Cadaado kula kulmay ku simaha Madaxeweynaha Galmudug+Sawirro

Next Post

SAWIRO Dabwayn oo ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka

Next Post
SAWIRO Dabwayn oo ka kacay Gobalka Kaliforniya California  ee dalka Maraykanka

SAWIRO Dabwayn oo ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In