Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha oo Cadaado kula kulmay ku simaha Madaxeweynaha Galmudug+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha gudaha oo Cadaado kula kulmay ku simaha Madaxeweynaha Galmudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane Xidhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta la kulmay ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxmed Xashi Carrabeey, isagoo kala hadlay arrimo ku saabsan doorashada iyo nabadeynta.

Wasiirka ayaa sheegay in Cadaado uu u tagay labo arrimood oo muhiim ah, isgaoo sheegay in maamulka Ahlsuna Waljameeca ay wada hadal u furmi doono dhawaan, wuxuuna intaasi ku daray in uu hubindoono qaabka ay u socto ama la isugu diyaarinayo doorshada Xidhibaannada Qarnka ee lagu qaban doono  Cadaado.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carrabeey ayaa uga Mahadceliyay wasiirka Booqashada uu ku yimid magalada Cadaado, isagoo sheegay in maamulkiisa uu waxbadan uga baahanyahay dowlada dhexe ayna ugud bindoonaan wasiir Odowaa.

DSCN4183 (1) DSCN4158 DSCN4172 DSCN4174 DSCN4185

Previous Post

War-murtiyeedka shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed (GSDIC) 2016+Sawirro

Next Post

SAWIRO: Carwada Bandhigga Buugaagta oo Muqdisho ka furantay

Next Post
SAWIRO: Carwada Bandhigga  Buugaagta oo Muqdisho ka furantay

SAWIRO: Carwada Bandhigga Buugaagta oo Muqdisho ka furantay

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In