Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo D/Hiliwaa ugu qeyb-galay munaasabad xil-wareejin ah

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo D/Hiliwaa ugu qeyb-galay munaasabad xil-wareejin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay guddoomiyihii hore ee degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle iyo Guddoomiyaha cusub ee degmada loo magacaabay Mire Salaad Dhuxulow.

Munaasabadan xil wareejinta ah oo ka dhacday xarunta degmada Hiliwaa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa taliyaha qeybta guud ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed, taliyaha Nabad Sugida gobolka Banaadir iyo Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye Cumar Filish ayaa dhawaan is-bedel ku sameyey maamullada ilaa afar degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir, kuwaas oo markii laga reebo Hiliwaa oo uu u magacaabay Mire Salaad Dhuxulow, inta kale uu ku xigeenadoodii – ku sime uga dhigay.

Previous Post

Wareysi: Madaxweyne Ashraf Ghani oo isaga cararay Afghanistan iyo wararkii ugu dambeeyey

Next Post

Mareykanka oo in Taliban la wareegto Kabul ku tilmaamay ‘arrin qalbiga xanuujineysa’

Next Post
Mareykanka oo in Taliban la wareegto Kabul ku tilmaamay ‘arrin qalbiga xanuujineysa’

Mareykanka oo in Taliban la wareegto Kabul ku tilmaamay 'arrin qalbiga xanuujineysa'

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In