Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Sawirro: kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula Oo Ka Qabsoomay boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula ee gobolka bari ayaa ka qabsoomay magaalada bosasoย  wasiiro xildhibaano katirsan dowlada federaalka iyo puntland gudiga wadada iyo maamulka gobolka bari ayaa kasoo qayb kulanka.

11kibishan ayey ahayd markii madaxweynaha qaranka maxamed c/lahi iyo madaxweynaha puntland c/weli maxamed cali gaas ay dhagaxdhigeen wadadan oo tegi doonta dhulka gaari waaga looyaqaan ee bariga puntland.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Gudoomiye kuxigeenka gobolka bari axmed c/lahi ciro wasiirka warfaafinta puntland cabdi cali xirsi qarjab iyo suldaan geelxoor ย oo goobta hadlay aya kuu nuuxnuuxsaday baaahida loo qabbo in lahello waddo laami ah oo kaqaybqaata horumarka iyo dibu dhiska dalka waxaana laysku raacay in isku tashi lagu hawl galo dhaqalena laraadiyo.

wasiirku xigeen amniga gudaha soomaaliya cabdinasir siciid muse waxa uusheegay iney kagoan tahay kaqayb qaadashada marshuurcca lagu dhisayo jidkan oo dowlada dhexe ay dowrkeeda yeelanayso

wadadan iskuxiriย  doonta kalabayr ilaa caluula ee laamiga ayaa mari doona ilaa 11 deegaan degmo oo heer puntlandโ€™waxana ay isugu jiraan deegaano waxsoo saarleh oo qaarkood kaluun laga dabto halka kuwa xiji iyo xoolo lagu dhaqdo.

beeldaaje ismaaciil beeeljaaye yaasin ayaa kudeeqay 100 neef ari suldaan geel xoorna aya isna bxiyey 3kun oo dollar waxaana ay bilow utahay mashruuca lagu samaynayo wadada isku xiridoonnta kalabayr iyo caluula

sawiro

Previous Post

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee  dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo oo Xalay ku hoyday Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In