Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Labo sharci oo lagu ansixiyey shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada Galmudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Labo sharci oo lagu ansixiyey shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Galmudug, waxaana kulanka caawa lagu ansixiyey laba hindise sharciyeed oo ay golaha hor keentay wasaaradda arrimaha guduha maamulkaas.

Labada hindise sharciyeed ee Golaha Wasiirada Galmudug ay ansixiyeen ayaa kala ah:

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

1 – Sharciga Guddiga Doorashooyinka ee dowlad goboleedka Galmudug.

2 – Iyo Shirciga ururrada iyo xisbiyada siyaasadeed ee dowlad goboleedka Galmudug.

“Golaha Wasiirada oo ka dooday hindise sharciyeedyada lasoo jeediyay ayaa cod gacan taag aqlabiyad ah ku ansixiyay labo hindise sharciyeed, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadan doona hannaanka doorashooyinka Galmudug,” ayaa lagu yiri qoraal ay baahisay Madaxtooyada Galmudug.

Sharciyadaan waxaa u dhiman si loogu dhaqmo in wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ay u gudbiso baarlamaanka maamulkaas, si loo meel mariyo, kadibna uu u saxiixo madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Previous Post

Sawirro: Haweeney lagu dilay Baydhaba, kadibna Suuli lagu riday

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno katrisan Al-shabaab

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno katrisan Al-shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno katrisan Al-shabaab

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In