Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka daah-furay hanaanka adeeg daadejinta Galmudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka daah-furay hanaanka adeeg daadejinta Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furka hanaanka adeeg daadejinta dowlad hoose degmooyinka maamulka Galmudug.

Munaasabad ay ka soo qeyb galeen wasiirro, xildhibaano, mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, ayuu madaxweyne Qoor Qoor ka daah-duray mashruucaan.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Hey’adda UNISEF ayaa maamulka Galmudug ka taageereysa hirgelinta mashruucaan daadejinta adeegyada dowladaha hoose ee degmooyinka, waxuuna muhiim u yahay adeegyada caafimaadka, dhaqaalaha iyo waxbarashada.

Barnaamijkan ayuu daahfurkiisu yimid kadib markii Galmudug ay noqotay maamulka 3-aad ee wax un hormar ah ka sameeyey daadejinta adeegyada dowladaha hoose.

Previous Post

Wasiirka A/Dibadda oo wakiilka AU-da kala hadlay qorshaha la wareegidda amaanka dalka ee ciidanka Qaranka

Next Post

Foreign Minister discusses with the AU envoy the readiness of the Somali army to take over the security duties of the country

Next Post
Wasiirka A/Dibadda oo wakiilka AU-da kala hadlay qorshaha la wareegidda amaanka dalka ee ciidanka Qaranka

Foreign Minister discusses with the AU envoy the readiness of the Somali army to take over the security duties of the country

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In