Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRRO : Wafti uu Hoggaaminayo Wasiirka gaashaandhigga oo gaaray Caabudwaaq‏ “Dhagayso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO : Wafti uu Hoggaaminayo Wasiirka gaashaandhigga oo gaaray Caabudwaaq‏ “Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Difaaca Dawlada Faderaalka Soomaaliya mudane Cabdi qaadir Shiikh Cali Diini iyo Taliyaha Qaybta 21.aad Generaal Cabdi Yuusuf Faadaco iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wasirrka iyo Waftigiisa markii ay ka soo dageen Garoonka Diyaaradaha degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta maamulka degmada ee Dawlada Galmudug iyo Amaanduulaha Ciidamada qaybta 21.aad  Col, Cabdullaahi Aadan Xuseen ( Col Cirro) wasiirka ayaa  salaal sharaf ka qaatay  Cutubyo ka tirsan Ciidamada qalabka sida ee qaybta 21.aad

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Wasriirka oo la hadlyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in safarkiisa uu yahay sidii dawlada dhexe ay shacabka ula wadaagi lahayd dareenka waxaana uu ku boorisay in laga shaqeeyo midnimada.

Halkan ka Dhagayso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/07/Warka-21.07.2016.mp3

DSCN9279 (1) DSCN9279 DSCN9269 DSCN9268

Previous Post

Howgal Qorshaysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Bur-koy ee J/Hoose

Next Post

Maxaa looga hadalay Shirka Golaha wasiirada ee Maanta?

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Maxaa looga hadalay Shirka Golaha wasiirada ee Maanta?

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In