Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRRO: Xaruunta Hano Academy oo deeq waxbarasho siiday qaar ka mid Caruurtii ku agaantoobay Qaraxii 14 October

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO: Xaruunta Hano Academy oo deeq waxbarasho siiday qaar ka mid Caruurtii ku agaantoobay Qaraxii 14 October
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaruunta Hano Academy oo ka mida Xaruumaha waxbarasho ee Magaalada Muqdisho ayaa Deeq iskugu jirta Waxbarasho iyo shaqo abuur  siisay qaar ka mida muwaadiniintii Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay Qaraxii 14 october.

Munaasabad lagu qabtay Xaruunta Hano ayna ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Xaruunta Hano ayaa deeq Waxbarasho siisay 12 Caruur ah oo ku agoontoobay Qaraxii 14 October ee ka dhacay Isgoyska Ex Soobe halka ay shaqo abuur u sameeyeen 10 qoys oo ka mid ahaa dadkii ganacsiga yar yar ku lahaa Soobe.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan,Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha Caafimaadka iyo Gargarka iyo Masiibooyinka iyo Warfaafinta.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay masuuliyad weyn ka saaran tahay bulshada Soomaaliyeed gacan siinta Caruurtii ku agoontoobay Masiibadii 14 October isagoona ku amaanay Maamulka Xaruunta Hano Academy  sida ay iskugu howleen wax u qabashada dadkii waxyeeladu ka soo gaartay Qaraxii Ex Soobe.

Maamulaha Xaruunta Hano Academy DR sacdiya Siyaad oo goobta ka hadashay ayaa tilmaantay in ay muhiim tahay garab istaaga iyo ka warqabida muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay Qaraxii Soobe.

Qaraxii 14 October ee Sanadkii 2017 ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ahaa mid dhamaan ay ka xumaadeen bulshada Soomaaliyeed iyo Dowladaha Islaamka waxaana bilowday Caawimaad loo fidinaayo dad dhibanayaasha u noqday Qaraxaasi.

.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Isimada iyo duubabka dhaqanka Nugaal+Sawirro

Next Post

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}

Next Post
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay maamulayaasha Jaamacadaha gobolka Banaadir {SAWIRRO}

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In