Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro+Golaha Aqalka Sare oo ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid iyo Miisaaniyada 2018 ee Dolwada Soomaaliya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare waxaana looga hadlayaa labo qodob oo ah Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas oo ay soo meel mariyeen Golaha Shacabka iyo Weerar lagu qaaday Guriga Senater Cabdi Cawaale Qeybdiid.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Mudanayaasha siiyey Warbixin ku saabsan Muusaaniyada, waxaa uu sheegay in aan Golaha wali la-horkeenin qalaad dhacay awgeed.
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa tilmaamay in uu Madaxweynaha Dowladda kala hadlay arrintan uuna u sheegay in uu soo saari doono Bayaal taas oo ku cadeynayo in labada Gole ee Baarlamaanka soo meel mariyaan Miisaaniyada balse hada uu ka codsanayo in uu xasiixo Miisaaniyada waqti oo dhacay owgiis.
“Waxaan la-kulmay Madaxweyne Farmaajo waxaana uu iga codsaday in uu Miisaniyada Saxiiixo uuna ogsoon yahay in qalad dhacay hadana waxaan idiin soo gudbinayaa Codsiga Madaxweynaha, Dalku waxaa uu u baahan yahay in uu Miisaaniyad helo waxaana hadleynaa Danta guud ee Dalka mana jirto Miisaaniyad aan hada ka hadleyno”.

Intaas kadib waxaa Mudanayaasha Aqalka Sare Cod gacan taag ah u qaadeen in uu Madaxweynaha Dowlada uu Saxiixo Miisaaniyada waxaana ogolaatay 26, waxaa ka aamusay 3 wax diidayna majiraan.

Dhanka kale waxaa uu ka dooday Weerarkii lagu qaaday Gurig Senatar Cabdi Xasan Cawaale.
“Waxaan soo marnay iyada oo ragga Ciidanka Madaxda u ah Gacmahooda ku wataan Madaxkamada wixii ay rabaa ay sameeyaan arrin fuulxun runtii waxaana soo jeedinayaa in wax muuqda Dowladdu ka qabato, waxan rabnaa in loo yeero Wasiirka Amniga si-wax looga weydiiyo arrimaha dalka ka dhacaya” Senatar Yuusuf Geele Ugaas.
Waxaan canbaareeyna arrinta dhacday runtii fal xun ayaa dhacay taas kadib waa in lahelaa dhibaatada meesha ay katimid waxaan soo marnay dhibaato badan waa in aan dib u laaban” Senater Saciido Xasan Cismaan.
Waxaa larabaa in leyska horkeeno Dadka iyo Dowlada taasna waxaa loo bahan yahay in laga fekero Ciidanka Gurig weeraraynm waxay ka amar qaataan Saraakiil waa in kuwaas lasoo xiro, waxaan kaloo Codsanaa in lasoo magacaabo Taliyaha Nabad Sugida”. Senater Faadumo Xasan Aadan.
Waxaan Codsanaa in loo yeero dhamaan Masuuliyiinta Amaanka si-arrintan wax looga qabto” Senater Iftin Xasan Iimaan.
“Waxaa dhacay arrin fuul xun oo laga xishoodo Amaanka Gobolka Banaadir waa in lagu wareeyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir maxaa yeelay asiga ayaan toos ula xisaabtameynaa” Senater Jawaahir Axmed Cilmi.
W/D Cali Axmed Sheekh
Previous Post

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Sanadka Dhamaanaya ee 2017 {WARBIXIN}

Next Post
Waxqabadka Dowladda ee Sanadka Dhamaanaya ee 2017 {WARBIXIN}

Waxqabadka Dowladda ee Sanadka Dhamaanaya ee 2017 {WARBIXIN}

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In