Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Ayuub Ismaciil Yuusuf oo la kulmay Jaaliyadda Columbus Ohio+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Senator Ayuub Ismaciil Yuusuf oo la kulmay Jaaliyadda Columbus Ohio+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Columbus Ohio.

Kulanka Xildhibaanka iyo jaaliyadda waxa uu ahaa mid xanbaarsanaa fariimo iyo is xogwareysi ku qotoma xaaladda dalkeena Soomaaliya.

Marti sharaf ka kala soctay qeybaha bulshada ayaa kulankan ku sugnaa waxayna si wada jir ah gacmo furan ugu soo dhaweeyeen xildhibaanka oo maalmhan socdaal kulamo xanbaarsan la qaadanayay qaar kamid ah Jaaliyadaha Mareykanka.

Xaflada soo dhaweynta Xildhiban Ayuub waxaa ka hadlay dad aad u baddan oo bulshada ka dhex muuqda, waxana ay bogaadiyeen doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ee xiligan ku jira siyasadda dalka iyo sida ay in badan uga gadisanyihiin siyaasiyiin horey dalkan u soo maray.

Inta baddan waxay ku cel celinayeen dadkii hadlay ” Waxaan u baahi qabnaa in aan dalkeena ku laabano isaga oo nidaam iyo kala danbayn leh kuwa aan ka sugaynana waa adinka dhalinyarada ee u jira siyaasada dalka dhan walba”

Waxaa la weydiiyay xildhibanka Su’aalo la xariira Isbadalada iyo qaladaadka dhaxa xiliyada qaar, waxa uuna uga jawaabay dhaman si Taxadar leh.

Xildhibaan Ayuub ayaa u soo gudbiyay Jaaliyada Columbus salaan uu uga sido Madaxda Soomaaliyeed isaga oo dhanka kale ka warbixiyay halka dalku marayo, halka laga yimid iyo halka loo socdo.

Rajo wanaagsan ayuu ka muujiyay dalka isaga oo ku guubaabiyay qurbajoogta in ay dalka yimaadaan qeybna ka noqdaan isbadalka socda.

Waxa uu ahaa kulan ay ka soo qeybgalayaashu aad u xiiseynayeen kuna heleen furdado ay wax ku weydiiyaan loogana jawaabay.

Waa markii ugu horeysay ee xildhiban Ayuub uu soo booqdo Columbus tan iyo intii uu ka mid noqday xildhibaanadda aqalka sare.

Deeqo SONNA

Previous Post

Shirka Horumarinta Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels ee dalka Belgiumka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels "SAWIRRO"

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In