Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacab Caraysan oo Degmada Xagar ka Saaray Shabaabkii ku Sugnaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shacab Caraysan oo Degmada Xagar ka Saaray Shabaabkii ku Sugnaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

7 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay maleeshiyaadka Al shabaab ku fureen Shacab Caraysan oo ku Xoomay Saldhigyo ay maleeshiyaadku ku lahaayeen Degmada Xagar oo ka mid ah Degmooyinka gobolka Jubbada hoose,

Wararka ayaa sheegaya in dadka Shacabka ah ee Degmadaasi ku nool  ay ka Caroodeen Xarigg Maalin ka hor ay u gaysteen Al shabaab qaar ka mid waxgaraddka Magaaladaasi taas oo keentay in dadku barqanimadii maanta ku Xoomeen Saldhigyada ay degmadaasi ku lahaayeen Maleeshiyaadka Al shabaab, iyagoo ku qaylinayay ereyo ay ku diidan yihiin Al shabaab,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaana Maleeshiyaadku ay dhankooda bilaabeen rasaas ay ku furan shacabkii isu soo baxa Sameeyay si ay u kala eryaan hasa ahaateen, dadkii deegaan oo qaar kood hubaysnaa ayaa dagaal kala hor tagay kuwaas oo ugu dambayna ku guulaystay in ay magaalada dibadda uga saaraan.

Qof goobjooga ah oo ku sugan Degmada Xagar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shabaabku ay hadda Magaalada isaga bexeen islamarkaana la soo daayay Odayaashii maalin ka hor ay Xabbsiga dhigeen Al shabaab.

Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee shabaab ayaa hadda lagu soo waramayaa in ay gurmad u raadiyeen deegaanada kale ee ay gobolkaasi kaga sugan yihiin maaddaama Degmadii ay ku sugnaayeen laga soo eryaday.

Previous Post

Xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Warar Dheeraadd ah oo ka soo baxaya Weerarkii lagu qaaday Hotel Radisson Blue Ee Dalka Maali

Next Post
Warar Dheeraadd ah oo ka soo baxaya Weerarkii lagu qaaday Hotel Radisson Blue Ee Dalka Maali

Warar Dheeraadd ah oo ka soo baxaya Weerarkii lagu qaaday Hotel Radisson Blue Ee Dalka Maali

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In