Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shahiid Gaashaanle Suulnuug oo aas qaran loogu Sameeyey Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Shahiid Gaashaanle Suulnuug oo aas qaran loogu Sameeyey Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

waxa maanta Alle ha u naxariistee aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho Abbaanduulihii Ururka 18aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku shahiiday dagaalka Khawaarijta lagula galay Koofurta gobolka Mudug.

Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sh Muxiyadiin ayaa xusay in Shahiid Suulnuuge ahaa Sarkaal qiimo badan Dagaalka uu ku shahiiday na yahay mid xaqa oo uu ku difaacayey Diintiisa Dalkiisa iyo Dadkiisa.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Aaska ayaa waxa ka qayb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga, Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada, mas’uuliyiin iyo boqolaal dadweyne ah.

Alle ha u naxariistee Gaashaanle Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suulnuuge) waxaana allaah ay uga baryeen boqolaalka aaskiisa ka qeyb galay inuu shahaadada u aqbalo.

Previous Post

Banaan-baxyo balaaran oo ka socda magaalada Boorame ee gobolka Awdal

Next Post

Xukunka Koox isku Xiran oo Muqdisho iyo Daafaheeda Dilal & Arbushaad ka Gaysan jirtay

Next Post
Xukunka Koox isku Xiran oo Muqdisho iyo Daafaheeda Dilal & Arbushaad ka Gaysan jirtay

Xukunka Koox isku Xiran oo Muqdisho iyo Daafaheeda Dilal & Arbushaad ka Gaysan jirtay

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In