Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Rayidka ah ee DFS oo lagu amray inay qaataan Talaalka COVID-19

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Rayidka ah ee DFS oo lagu amray inay qaataan Talaalka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowladda Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka Cudurka COVID-19 maadaama looga baahan yahay inay si joogta ah u shaqeeyaan.

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Abshirow Maxamed  oo munaasabada daahfuray ayaa sheegay in shaqaalaha dhamaan looga baahan yahay inay qaataan Talaalkaan COVID-19.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Wasaaradda Caafimaafka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  DR Fowsiyo Abikar Nuur ayaa sheegtay in shaqaalaga rayidka looga wada baahan yahay inay qaataan talaalkaan.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in qofkii shaqaalaha ka mid ah ee qaadan waaya talaalka talaabo laga qaadayo.

Hirgalinta talaalkaan ayaa waxaa siwada jir ah isaga  kaashaanaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxaana waajib ku ahaaneysa shaqaalaha rayidka iyo bulshada inay qaataan talaalkaan.

Ujeedka qaadashada talaalka COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda ayaa looga gol-leeyahay in la yareeyo qatarta cudurka COVID-19  iyo sidookale in shaqaaluhu si toos u bilaabaan shaqada Dowladda iyada oo laga cabsi qabin cudurka  COVID-19 waxaana hirgalintiisa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Guddiga Shaqaalaha rayidka ah waxaana la bilaabi doonaa qaadashada talaalka isbuucyada soo aadan.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Afghanistan

Next Post
Xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Afghanistan

Xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Afghanistan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In