Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha rayidka ee Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga toban iyo sideedaad ee barnaamijka Isxilqaan oo ah barnaamij lagu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.

Olalaha Isxilqaan ayey shaqaalaha rayidka ee Madaxtooyada Qaranka ka fuliyeen guriga Ex-Hooyooyinka ee loogu magacdaray guriga Maama Baxsan iyo xarunta Maktabadda Qaranka  oo ay ka socoto howlo dib u dhis iyo dayac tir ah.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka hadlay muhiimadda barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin ka qeyb qaadashada dib u dhiska xarumaha danta guud ee Dalka.

Agaasimaha arrimaha bulshada iyo wacyi gelinta ee Madaxtooyada Qaranka Farxaan Xasan Axmed ayaa xusay in shaqaaluhu ay u soo diyaar garoobeen  sidii ay u dhisan lahaayeen dalkooda Hooyo.

Agaasimaha Adeegga Guud ee Madaxtooyada Qaranka  Eng Mukhtaar Cabdirisaaq Yuusuf ayaa ku booriyay dhallinyarada Soomaaliyeed iyo shaqaalaha rayidka ee dowladda in ay sii laba laabaan howlaha Isxilqaan ee lagu dhisayo dalka.

Barnaamijka Isxilqaan ayaa waxaa horay loogu soo dhisay xarumo muhiim ah sida Tiyaatarka Qaranka Maktabadda Qaranka, Matxafka Qaranka iyo Xarumo kale.

Previous Post

Dawladda Shiinaha oo Ka Digtay in la Siyaasadeeyo Shaqada Loo Igmaday Khuburada ka Socda WHO

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ansixiyay in Gobolka Banaadir uu ku yeesho Barlamaanka 11-aad 13 kursi

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan dalka u jihaynay Doorasho”

Madaxweyne Farmaajo oo ansixiyay in Gobolka Banaadir uu ku yeesho Barlamaanka 11-aad 13 kursi

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In