Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Dawladda Shiinaha oo Ka Digtay in la Siyaasadeeyo Shaqada Loo Igmaday Khuburada ka Socda WHO

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Dawladda Shiinaha oo Ka Digtay in la Siyaasadeeyo Shaqada Loo Igmaday Khuburada ka Socda WHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka Dawladda Shiinaha ayaa si toos ah uga hadashay shaqada loo diray kooxda khuburada caafimaadka ee ka socda hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, waxayna sheegtay in aysan aqbali doonin in siyaasad loo leexiyo shaqada laga sugayo kooxdaas.

Warbixintaan ayaa Shiinaha kasoo baxday kadib markii baaqyo kala duwan oo isdaba joog ah ay kasoo bexeen dawladda Maraybakanka, taasi oo welwel ku abaaurtay Dawladda Shiinaha.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Dawladda Shiinaha ayaa sidoo kale sheegtay in ay muhiim tahay in kooxda khuburada ee baaritaanka ku haya asalka iyo meesha uu ka yimi cudurka COVID-19 in loo madax baneeyo oo aan la siyaasadayn shaqada loo igmaday.

Kooxda khuburada caafimaadka caalamiga ah ee ka socda hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa loo qorsheeyay inay bilaabaan baaritaanada la xiriira asalka fayraska Corona, kaasi oo sanadkii 2019-kii ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha.

Previous Post

Qatar Airways oo  dib u bilaabeysa  duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Imaaraatka

Next Post

Shaqaalaha Rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post
Shaqaalaha Rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Shaqaalaha Rayidka ee Madaxtooyada Qaranka oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In