Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha wasaaradda beeraha oo siminaar loo furay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar lagu baranayo habka kormeerka mashaariicda iyo hubinta wax soo saarrka dalka oo ay ka qeyb galayaan 25 qof ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Wasaaradda beeraha ayaa soo qabanqaabisay siminaarkan, ayadoo wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Cabdisiis Salaax Carmaan . ayaa shaqaalaha ka qeyb galata siminaarka ku  booriyay  in ay sare u qaadan aqoontooda kana faa’iidaysataan  fursaddan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa tahiin ndhahii bulshadda indhahii wasaaradda gaar ahaan dhallintiina fursandaan  maanta waa inaad ka faa ‘idaystaan, aqoontiina kor u qaaddaan” ayuu yiri

Axmed Xasan Gaboobe .wasiirka wasaaradda  beeraha dalka oo furay tababarkani ayaa   shaqaalaha  kula dardaarmay  in ay xirfaddooda sare u qaadan.

 

“Cid walbo oo gacan  naga siisay waan  uga mahad celinayaan, annaguna yaanan noqan  hal bacad lagu lisay,   cilmigaasi waa  inaan ka faa’iidaystaan  waqtiga  aad  soo faarujiseen  shaqada  waa inaad  badalkeeda keentan wax la mid ah oo cilmi ah”.

 

Wasaaradda beeraha dalka ayaa   dadaal uga jirta sare u qaadista wax soo saarka dalka tababarkani waxuuna qeyb ka yahay  sidii lo kordhin lahaa wax soo saarka wadankeena.

Previous Post

Xildhibaan Qaasim Cali Nuur oo Balcad lagu soo dhaweeyay

Next Post

Madaxweynaha oo ka qeyb galay tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeyb galay tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo ka qeyb galay tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In