Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo eheyd mid kooban islamarkaana ay ka qeyb galeen shaqaalaha wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa waxa lagu taageerayay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ku xigeenka wasiirka wasaaradaasi,Cabdalla Xuseen Cali, iyo wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa oo iyagu xilkaasi ka hayay xukuumaddii hore kuwaa oo mar kale ku soo noqday wasaaradaasi.

Munaasabadda oo ay goob joog ka ahaayeen inta badan shaqaalaha wasaaradda Gaashaandhiga, Agaasimayaasha waaxaha, Agaasimaha guud, iyo wasiiru Dowlaha wasaaradda gaashaandhiga ayaa waxa ay muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in mar kale ay soo noqdaan mas’uuliyiintaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda gaashaandhigga Cali Aadan Xasan oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin islamarkaana ay soo dhaweynayaan in mar kale ay ku soo noqdaan wasaaradda mas’uuliyiintaasi.

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud C/raxmaan Cowke oo isna hadalka qaatay ayaa waxa uu sheegay ku soo noqoshada mas’uuliyiintani in ay ka dhigan tahay in ay la yimaadeen mudadii ay joogeen xafiiska shaqo wanaag ayna si wanaagsan ula shaqeynayaan.

Ugu dambeyntii Wasiiru dowlaha Wasaaradda gaashaandhigga ee magacaaban mudane Maxamed Cali Xagaa oo munaasabadda soo xiray ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay soo dhaweynta shaqaalaha u sameeyeen, waxaana uu tilmaamay in ay sii kordhin doonaan shaqada baaxadda leh ay u hayaan dadka iyo dalka.

DSC00004

DSC00005

DSC00007

DSC00008

DSC00010

DSC00011

DSC00012

DSC00014

DSC00015

DSC00016

DSC00020

Previous Post

Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Oo Meel Wanaagsan Mareysa

Next Post

Dhul muddo 20 sano kadib dadkii lahaa maanta lagu wareejiyay

Next Post
Dhul muddo 20 sano kadib dadkii lahaa maanta lagu wareejiyay

Dhul muddo 20 sano kadib dadkii lahaa maanta lagu wareejiyay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In