Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha Danta Guud, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada dib loogu dhisayo xarumihii loogu adeegi jiray bulshada.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadlay muhiimadda barnaamijka isxilqaan iyo sida ay ugu qeyb qaadanayaan xarumaha danta guud ayaa xusay inay aad ugu faraxsanyihiin in ay buuxiyaan kaltanka Wasaaradda uga soo aaday dib u dhiska xarumaha danta guud, waxaana ay barnaamijka ka fuliyeen xarunta Maktabadda Qaranka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Isku duwaha barnaamijka isxilqaan ee shaqaalaha rayidka Soomaaliyeed ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Ismaaciil Macalin Cabdulllaahi ayaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ku amaanay kaalinta ay ka qaateen howlaha isxilqaan ee lagu dhisayo dalka.

Barnaamijka isxilqaan ayaa waxaa horey loogu soo dhisay xarumo muhiim ah oo kuwa danta Guud, waxaana socda dadaallo dib loogu soo celinayo bilicdii ay caasimaddu lahayd.

Previous Post

Gobolka Banaadir oo maamulka adeega caafimaadka kala wareegay Wasaaradda Caafimaadka

Next Post

Kulan lagu taageerayay Matalaadda Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Kulan lagu taageerayay Matalaadda Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”

Kulan lagu taageerayay Matalaadda Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In