Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sharciyadii dadka soo galootiga ah ee Dalka Hungary oo isbedel lagu sameynayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Sharciyadii dadka soo galootiga ah ee Dalka Hungary oo isbedel lagu sameynayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Baarlamaaanka Dalka Hungary ayaa lagu wadaa in uu ka doodoo isbedel cusub oo dhanka sharciga soo galootiga ah,kaasi oo lafilayo in dowladdu ay qorsheynayso in ay horgeysto mudanayaasha Baarlamanaka Dalkaasi.

Warka ayaa wuxuu intaasi ku darayaa in tani ay tahay tallaabadii ugu dambeysay ee uu qaado ra’iisalwasaaraha dalkaasi Viktor Orban oo saddex sano ee la soo dhaafay waday olole ka dhan ah muhaajiriinta sharcidarrada ah oo uu sheegaya in wax laga hortagi karo ayna tahay in laga hor tago,waxaana kamid ah shrcigaasi in la dhimo lacagahja la siiyo dadkaasi.

Sharciyadan cusub ee ka dhanka ah dadka magangelyo doonka ahi ayaa baarlamaanka loo gudbinayaa in kastoo ay jirta xaqiiqada ah in muhaajiriin iyo qaxooti aad u yar ay maalmahan dambe isku dayayeen in ay galayaan dalkaasi Hungary, waxaana yareeyay tirada muhaajiriinta siligga lagu ooday xudduudda koonfureed ee dalkaasi.

Haddii sharciyadaan sidooda lagu ansixiyo, waxa ay sharcidarro iyo dambi ka dhigayaan daabacaadda macluumaadka dadka muhaajiriinta ahi caawin karayo iyo in cunno iyo taageero sharci la siiyo muhaajiriinta.

Dastuurka dalkaasi Hungary ayaa sidoo kale isbadal lagu sameynayaa si looga hortago in muhaajiriinta qoonda ahaanta ugu soo hagaayaya dalkaasi sida uu qabo sharciga qoonda ee qaxootiga magangelyada u soo raadsada dalalka reer.

Mas”uuliyiin ka tirsan xisbi weynaha EPP ee reer Yurub oo u dhashay dalka dalka Jarmalka oo xisbiga Fidesez ee haya talada dalka Hungary uu qeybta ka yahay ayaa dhammaadkii usbuucii hore ku hanjabay in sharcigaasi cusub uu sababai doono in xisbiga Fidesez laga saaro xisbiga EPP ee reer Yurub.

Dalka Hungary ayaa kamid ah wadamada ay maraan dadka magan geliyo doonka ah eek u qulqulaya qaaradda Yurub.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Duufaan xoog leh oo ku dhufatay Gobolka Flodidda ee Mareykanka  

Next Post
Duufaan xoog leh oo ku dhufatay Gobolka Flodidda ee Mareykanka  

Duufaan xoog leh oo ku dhufatay Gobolka Flodidda ee Mareykanka  

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In