Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duufaan xoog leh oo ku dhufatay Gobolka Flodidda ee Mareykanka  

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Duufaan xoog leh oo ku dhufatay Gobolka Flodidda ee Mareykanka  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Dalka Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in Duufaanta loogu magac daray Alberto, oo ah tii ugu horreysay ee sannadkaan 2018 ka dhacdo Mareykanka, ay garaacday xeebta Laguna ee gobolka Florida ee wadankaasi.

Duufaanta Alberto ayaa laga cabsi qabaa in biyo cabirkoodu lagu qiyaasay 30 sentimitir ku hooriso qeybaha waqooyi-galbeed ee Florida,Khubarrada saadaasha hawada ayaa sheegay in xawaaraha dabeysani uu yahay 75km saacadiiba,taasi oo geysnayso qasaare xoogan.

Waxaa la saadaalinayaa in Duufaantan inta badan xoogeedu u badnaan doonto xeebaha ayaa saameynteeda la dareemi doonaa sida ay khubaradu qiyaasayaan inta u dhaxeysa 1-da June ilaa dhamaadka November.

Kooxaha ka shaqeeyaa saadaasha hawada ayaa tilmaamayaa in Ilaa iyo 16 duufaano hawada  ay garaaci doonaan sanadkaan gobollo ka mid ah Mareykanka.

Sannadki hore duufaano badan ayaa ka dhacay Mareykanka oo ay ka mid ahaayeen Harvey, Irma iyo Maria, kuwaas oo waxyeello ba’an gaarsiiyay Puerto Rico, Houston, Texas, xeebaha Florida.

Dalka Mareykanak ayaa inta badan waxaa ku soo laalaabtay duufaanada iyo daadadkla xoogan,kuwaasi oo qasaarooyin xoogan ugeysta nolosha bulshada,iyadoo ay go’aan inta badanb adeegyada muhiimka ah sida korontada biyaha iyo wixii lamid ah.

Previous Post

Sharciyadii dadka soo galootiga ah ee Dalka Hungary oo isbedel lagu sameynayo

Next Post

Wasiiro iyo Diblomaasiyiin ka tacsiyadeey geerida marxuum Yuusuf Afgooye

Next Post
Wasiiro iyo Diblomaasiyiin ka tacsiyadeey geerida marxuum Yuusuf Afgooye

Wasiiro iyo Diblomaasiyiin ka tacsiyadeey geerida marxuum Yuusuf Afgooye

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In