Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay shir ka dhacaya Dhuusmo Mareeb “DHAGEYSO

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay shir ka dhacaya Dhuusmo Mareeb “DHAGEYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabada ballaaran oo lagu soo geba gebeynayo dhameystirka heshiisyadii ay Gaareen Galmudug iyo madaxda Ahlusuna Waljamaaca,kuwaasi oo lagu midaynayay labada dhinaca.

Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shirweyne lagu soo dhaweynayo heshiiskaasi ku dhisamaha maamul loo dhanyahay,iyo in nabadda laga wada shaqeeeyo,waxaana ka qeybgalaya madaxda Dowladda Soomaaliya,dhinacyadii heshiisku dhexmaray ee Galmudug iyo Ahlusuna,Beesha caalamka iyo marti sharaf kale.

Ammaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo amnigu ay adkeynayaan ciidamo aad u farabadan,maadaama magaaladu ay marigelinayso shirweyne ballaaran oo lagu dhameystirayo dib u heshiisiinta.

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa ugu baaqey shacabka in ay ka qeyb qaataan soo dhaweynta heshiisyadaasi iyo marti gelinta hsirka,isagoo dhanka kale kulan soo dhaweyn ah u sameeyey guddoomiyaha Guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yarey oo ku sugan halkaasi.

HADABA HALKANI KA DHAGEYSO SHEEKH AXMED SHAAKIR.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/MADAXA-XUKUUMADA-GALMUDUG-SH-MAXAMED-SHAAKIR.mp3

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed “

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Koofurta Gaalkacyo.

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed “

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Koofurta Gaalkacyo.

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In