Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Maxamed Shaakir oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gariceel

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Sheekh Maxamed Shaakir oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gariceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kaddib heshiiskii ay wada galeen Ahlusunna iyo Galmudug kana dhacay Jabuuti iyo Muqdisho Madaxda Soomaaliyana ay goobjoog ka ahaayeen waxaana si wayn loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Degmada Guriceel, iyadoo soo dhowaynta ay ka qayb qaateen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaadka Galmudug.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa bulshada waxa uu kala hadlay Garoonka Diyaaradaha Degmada Curi-ceel, waxa uuna u sheegay inay ku soo guuleysteen howlihii uu ku maqnaa iyo heshiisyadii ay wada galeen Maamulka Galmudug, hadana bulshada ay qayb ka tahay Galmudug .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Dhinaca kale waxa uu sheegay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan in kulan balaaran oo bari ka dhici doona caasimadda Galmudug ee Dhuusamareb, isla markaana uu bulshada ugu faah faahin doono waxyaabihii ay la soo laabteen hadana uu sii aadi doono magaalada Dhuusaamreb oo loo galbiyey.

Degmooyinka horay ay uga arriminayeen Maalka Ahlusunna ayaa laga dareemay isbadal xoog leh tan iyo wixii ka dambeeyey markii labada dhinac heshiiska ku gaareen Dalka Jabuuti, isla markaana intii dhineyd lagu dhameystiray magaalada Muqdisho, waxaana socanaya diyaar garoow balaaran oo loogu jiro sidii wufuudda soo wajahan loo soo dhoweyn lahaa.

Bashiir Maxamed Xiireey

Previous Post

Somali Prime Minister Khaire participated in the 74th Anniversary of the Somali Police Force

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Sanad-guurada 74aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Sanad-guurada 74aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

DAAWO SAWIRRADA: Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Sanad-guurada 74aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In