Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Nuur Baaruud” Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sheekh Nuur Baaruud” Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ayaa Sheegay in ay wanaagsan tahay in loo midoobo faafinta Diinta Islaamka.

“ in wax leeska sheeg sheego iyo in leys Aflagaadeeyo Culayskeeda Waan soo Aragnay dadkaan Shabaab ka ah Samada kama soo dagin waa dad nala jooga, Marka waa inaan bulshada Soomaaliyeed aanu si isku mid ah Diinta Islaamka ugu Sheegnaa” ayuu yiri Sheekh Nuur.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa Musiibo ku tilmaamay falalka Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab ay ku dilayaan dadka Muslimiinta ah iyagoo waliba Ku dhawaaqaya Magaca Ilaah.

“Haddii amni lagu heli waayo  Magaca Ilaah waa Musiimo Culimooy waxaan u Baahannahay inaan musiibadaas midnimo uga hortagno dadkaas waa cadowga ilaah, dadkaas waxa ay u baahanyihiin haddii ilaahey hanuun uqoro inaan hanuunino haddii kale waa inaan u midownaa inaan ka hortagno” ayuu markale yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Previous Post

Wasiirka Shaqada”haka waantoobaan Shaqsiyaadka Beenta u sheegaya Bulshada”

Next Post

Dr. Ibraahim Maxamed Mursal “Saxafiyiinta, waxaa dalka iyo Dadka ka saran Waajib, ha noqdaano kuwa Tusaale wanaagsan u ah Bulshadda”

Next Post

Dr. Ibraahim Maxamed Mursal “Saxafiyiinta, waxaa dalka iyo Dadka ka saran Waajib, ha noqdaano kuwa Tusaale wanaagsan u ah Bulshadda”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In