Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Sheybaarkii dhexe ee Xoolaha Soomaaliya oo dib loo furey rubuc qarni kadib-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Sheybaarkii dhexe ee Xoolaha Soomaaliya oo dib loo furey rubuc qarni kadib-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray sheybaarka dhexe ee caafimaadka xoolaha Soomaaliya ee Muqdisho.

Dr. Maxamed Muuse Yusuuf,  oo ku hadlayay magaca hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO   oo ugu horeyn ka hadlay furitaanka xaruntan sheybaar  ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in wasaaradda xanaanada xoolaha ay ka gacan siiyaan qalabka loo adeegsanaayo hubinta caafimaadka xoolaha.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa sheegay in furitaanka sheybaarkan ay xaqiijineyso in la hubiyo caafimaadka xoolaha Soomaaliya ee dibada loo dhoofinaayo.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid, ayaa tilmaamay in xarig ka jerista xaruntan ay qeyb ka tahay in la soo celiyo kaalintii sheybaarka dhexe xoolaha uu dalka ku lahaa.

Sheybaarkan ayaa waxa uu ahmiyad weyn ugu fadhiyaa caafimaadka xoolaha Soomaaliya,waxaana tani ay qeyb ka tahay qorshe wasaarada xanaanada xoolaha soomaaliya ay ku dooneyso in kor loo qaado tayada caafimaadka xoolaha Soomaaliya.

GUUDLE 1vlcsnap-2016-06-14-15h58m25s100vlcsnap-2016-06-14-15h58m17s221vlcsnap-2016-06-14-15h57m56s34vlcsnap-2016-06-14-15h57m03s29vlcsnap-2016-06-14-15h56m37s247vlcsnap-2016-06-14-15h56m18s68vlcsnap-2016-06-14-15h56m02s203vlcsnap-2016-06-14-15h55m55s131vlcsnap-2016-06-14-15h55m30s133vlcsnap-2016-06-14-15h55m18s8vlcsnap-2016-06-14-15h55m08s166vlcsnap-2016-06-14-15h54m43s98vlcsnap-2016-06-14-15h54m15s149vlcsnap-2016-06-14-15h54m05s47vlcsnap-2016-06-14-15h53m52s175vlcsnap-2016-06-14-15h53m42s71vlcsnap-2016-06-14-15h53m17s69vlcsnap-2016-06-14-15h53m05s219vlcsnap-2016-06-14-15h52m59s143vlcsnap-2016-06-14-15h52m40s222vlcsnap-2016-06-14-15h52m24s78vlcsnap-2016-06-14-15h52m16s238vlcsnap-2016-06-14-15h51m12s100vlcsnap-2016-06-14-15h50m41s42vlcsnap-2016-06-14-15h50m26s144vlcsnap-2016-06-14-15h50m01s180vlcsnap-2016-06-14-15h49m37s199vlcsnap-2016-06-14-15h49m20s24vlcsnap-2016-06-14-15h49m07s149vlcsnap-2016-06-14-15h49m00s92vlcsnap-2016-06-14-15h48m55s31vlcsnap-2016-06-14-15h48m47s153vlcsnap-2016-06-14-15h48m42s153vlcsnap-2016-06-14-15h48m35s93GUUDLE 2

W/D: Ibraahim Guudle

Previous Post

Puntland oo laamaha aniga ku amartay adkeynta ammaanka

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta raashiin gargaar ah oo Turkiga keena Soomaaliya

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta raashiin gargaar ah oo Turkiga keena Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta raashiin gargaar ah oo Turkiga keena Soomaaliya

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In