Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shinbiro la ogaaday in ay dadka fahmaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shinbiro la ogaaday in ay dadka fahmaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daraasad dhawaan la sameeyey ayaa sheegaysa in shimbiraha dadka ku hogaamiya halka ay shinnidu joogto, iyo dadka malabka raadsanaya ee dalalka ka hooseeya saxaaraha in ay wadahadlaan.

Shinbirahaas oo loo yaqaanaa shinbir malab ama buli ayaa dadka hor duula oo ku hogaamiya halka ay shinnidu malabka ku samayso, dadku marka ay malabka ka miirtaan ayay surta ama kabarta uga tagaan oo shimbirahaasina malabka ka cunaan.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Laakin arrinta yaabka leh ayaa ah in marka ay shimbiruhu dhawaaqaan ay sugaan in ay maqlaan dhawaaq kale oo dadka ka imaanaya sida lagu qoray the journal Science. tijaabo laga sameeyey Mozambique ayaa arrintaas lagu ogaaday.

Richard Wrangham oo ka tirsan jaamacadda Harvard ayaa sheegay in shimbirahan aysan jeclayn dhawaaqa aadka u dheer ama aan caadiga ahayn, ayna sidaas uga doorbidaan bani’aadamka xayawaanka kale.

Waxaa la xaqiijiyey, kaddib markii la duubay, in marka shimbirahu ay wax hagayaan loogu dhawaaqo “brrrr-hm” ayagoo qofka u imaanaya 66%, marka la barbar dhigo 25% sida ay uga jawaabaan dhawaaqyada kale.

160722132633_bees_hunter_512x288_clairespottiswoode 160722131838_wild_birds_512x288_bbc_nocredit

Previous Post

Hillary Clinton oo madaxweyne ku xigeen u magacaabatay Tim Kaine

Next Post

SAWIRO :Afar kamid ah Saraakiishii lagu eedeeyay in ay dili Rabeen Madaxweyne Erdogan oo la qabtay

Next Post
SAWIRO :Afar kamid ah Saraakiishii lagu eedeeyay in ay dili Rabeen Madaxweyne Erdogan oo la qabtay

SAWIRO :Afar kamid ah Saraakiishii lagu eedeeyay in ay dili Rabeen Madaxweyne Erdogan oo la qabtay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In