Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Garoowe uga furmay maamul goboleedyada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir Garoowe uga furmay maamul goboleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

dawlad-goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo koonfur galbeed Soomaaliiya ayaa magaalada Garoowe waxaa uga furmay shir ku saabsan ka tagga xaalufinta deegaanka guud ahaan Soomaaliya, sidoo kale waxaa shirkaas looga hadlayaa is dhex galka iyo wada shaqeynta maamullada.

Wasiirka Deegaanka Puntland guuleed Saalax Barre ayaa ugu horreyn kahadlay furitaankii shirka wuxuuna kawarbixiyey muhiimadda loo qabtay shirka.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“ujeedka ugu weyn ee aan halkaan isugu nimid waxa yeeye sidii hay’adaha qaabilsan deegaanka ee maamulada ka jira Soomaaliya ay iskaashi dhab ah u yeelanlahaayeen, runtii dhibaatooyinka haysta deegaanka kuma koobna gobol kaliya, kuma koobna maamul kaliya waa dhibaato u baahan in is kaashi dhab ah laga sameeyo wax allaale iyo wixii wada jir wax looga qabankarona iskaashi looga qabto.

wasiirka macdanta iyo batroolka ee maamulka Jubbaland  Cabdi Nuur Cali Aadan ayaa isna ka hadlay furitaankii shirkaas u dhexeeya maamul goboleedyada .

“Runtii shirkaan shir aad u qiima badan weeye, waxaana aad ugu
faraxsannahay inaan maanta ka tashanaynosidii deegaanka loo badbaadin
lahaa, oo aan ka tashanno danaheenna, waana hormar wayn, dhibaatada
ugu badan waxay ku dhacday deegaanka dadka kaliya dhibaatadu kuma
dhicin.

Wasiirka deegaanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya maxamuud maxamed macalin oo isna ka hadlay shirka ayaa ugu ugu horeyn kamahadceliyey soo dhaweyntii garoowe loogu sameeyey, wuxuuna xusay in maamulka koonfur galbeed uu yahay maamul cusub,islmarkaasna ay u baahanyihiin in la garab qabto.

“Maamulka koonfur galbeed waa maamul cusub waxaa uu u baahan yahay in lagarab staago waana ku faraxsan nahay sida balaaran oo soo dhaweynta naloogu sameyeey

Shirka maanta Garoowe uga furmar maamullada ayaa la filayaa inuu socdo muddo dhawr maalmood ah , iyadoolagu falanqeynayo sidii dalka looga jooinlahaa xaalufka, wuxuuna kusoo beegmay iyadoo deegaannada qaar ay kasocoto dhuxul gubidda oo lagu tilmaamo xaalufdinta ugu daran ee dalka ka socota.

Previous Post

Wasaarada warfaafinta oo tababar u furtay dhalinyaro fanaaniin ah

Next Post

Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland

Next Post
Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland

Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In