Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ka hortagga argagaxisada looga hadlayay oo Suudaan lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir laba maalomood socnayay oo looga hadlayay istiraatiijiyada la dagaalanka fekirka argagaxisada ayaa lagu soo gabagboobay caasimada Suudaan ee khartuum.

Kulankan  oo quseeyay dowladaha geeska iyo bariga Africa ayaa waxaaa ka soo qeyb galay xubno ka socday dowladaha ku bahoobay ururka goboleedka IGAD iyo xubno ka socda midowga Yurub, Malaysia iyo India iyadoo ay Soomaaliya uga qeyb galeen xildhibaan Mustafe Sheekh Cali dhuxulow iyo Engineer C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ka mid ah xubnaha ay ururka IGAD u xushay dejinta istiraatijiyada la dagaalanka fekirada argagaxisada.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Diblumaasiyiin ka socday wadamada caalamka iyadoo Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaana uu goobjoog u ahaa Fiidow Maxamuud Fiidow oo ah Uqaybsanaha Warfaafinta Safaaradda.

Engineer C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in kulankan uu ahaa gunaanadka kulamo ay horay ugu soo qabteen qaar ka mid ah dowladaha Africa sida dalalka  Itoobiya iyo Kenya.

Sidoo kale, Engineer Yariisow ayaa sheegay in shirka lagu amaanay Soomaaliya sida ay horumar ugu sameysay la dagaalanka argagaxisada isla markaana qorshahan loogu gol leeyahay sidii loo heli lahaa hanaan mideysan oo lagula dagaalamayo fekirkan dhibaatada ku haya guud ahaan caalamka gaar ahaan dalalka geeska Afrika.

IMG_20160905_161447 IMG_20160905_161453 IMG_20160905_161521 IMG_20160905_161534 IMG_20160905_161559 IMG_20160905_161617 IMG_20160905_161623 IMG_20160905_161646 IMG_20160905_163040 IMG_20160905_163119 IMG_20160905_163133 IMG_20160905_163214 IMG_20160905_163358

W/D: Maxamed C/qaadir Sacdaal

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 6-9-2016

Next Post

Xiisad colaadeed oo ka jirta deegaanka Sarjanaale ee gobolka Mudug

Next Post
Xiisad colaadeed oo ka jirta deegaanka Sarjanaale ee gobolka Mudug

Xiisad colaadeed oo ka jirta deegaanka Sarjanaale ee gobolka Mudug

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In