Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan hormarinta ganacsiga soomaaliya oo la qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan hormarinta ganacsiga soomaaliya oo la qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaaan oo ku saabsanaaa hormarinta ganacsiga soomaaliya ayaa waxaaa ka qayb galay wasiirka ganacsiga iyo warshaha xukumada soomaaliya ganacsatto isugu jirtay rag iyo dumar iyo beeralay iyo kaluumaysato hay’ad D I a

Barnaamijkaan lagu hormarinayo ganacsiga dalka ayaa waxaa taageeraya bangiga aduunka oo  bixinayo dhaqaaalo la siinayo ganacsatada yar yar si loo helo ganacsi ku dhisan tan kaas oo sababa in la helo hormar ganacsiga soomaaliya ku tilaabsado

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha cabdi rashiid maxamed axmed oo shirka furay ayaa sheegay in loo baahan yahay gacan siinta ganacsatada yar yar xukuumaduna ay diyaar u tahay in kaalinteeda ay ka qaadato

Nafiso daahir samatar oo katirsan rugta ganacsiga iyo warshadaha oo shirka hadalkooban ka jeedisay ayaa ganacsatada ugu baaqa si wax loogu qabto in ay iska diiwaan galiyaan rugta ganacsiga

Wasiirkii hore ee wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska drs nadiifo maxamed ayaa sheegay in hada soomaalida ay ku nooshahay ganacsiga loona baahay in la fahan siiyo muhiimada uu gansiga lee yahay

mm2 mm1 mm3 mm4 mm5

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn

Next Post

RW ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Mareykanka

Next Post

RW ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Mareykanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In