Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Looga Hadlayey La dagaalanka Kooxaha Xagjirka Ah Oo Nairobi Lagu soo Gabagabeeyey “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir Looga Hadlayey La dagaalanka Kooxaha Xagjirka Ah Oo Nairobi Lagu soo Gabagabeeyey “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo loogu magac daray ka hortaga fikirka guracan ee kooxaha xagjirka ah oo mudo 3-maalin ah ka soconayay Xarunta shirarka caalamiga ah KICC ee magaalada Nairobi ayaa maanta waxaa si rasmi ah u soo xiray madaxwaynaha dalkani kenya Uhuru Kenyatta, waxaana intii uu soconayey shirkan kasoo qayb galay ergooyin ka kala socday 42 wadan iyo xubno matalayey qaramada midoobay .

Madaxwayne Uhuru Kenyatta oo qubad dheer ka jeediyey gabagabadii shirkan ayaa ugu horeyn tacsi u diray guud ahaanba dadkii ku waxyeeloobay falalkii kooxaha xagjiririinta ahi ay ka gaysteen qaarada afrika, Mr Kenyatta ayaa dhanka kale si qoto dheer uga hadlay midnimada qaarada afrika oo uu sheegay inay tahay habka kaliya ee lagaga guuleysan karo kooxaha xagjiriinta ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

“ Guud ahaan afrika Kenya Soomaaliya iyo Uganda, waxaynu ku wada simanahay weerarada ay fulinayaan kooxaha xagjiriinta ah, waxayna mas’uuliyad ka saarantahay sidii looga hortagi lahaa dhibaatadaasi dowladaha iyo shacabka intaba,waxaa hubaal ah inaan ka guuleysan karno hadii aan wadaagno iskaashiyo dhanka milaratiga siyaasada iyo isdhaafsiga xogaha ah”Ayuu yiri Uhuru Kenyatta.

Waxaana sidoo kale gabogabadii shirkan hadalo ka jeediyey wasiirada Amniga ee wadamada Kenya, Soomaaliya, Ethopia, Uganda iyo wakiilo ka socday qaramada midoobay iyo midowga yurub, iyagoo dhamaantood carabka ku dhuftay in loo baahan yahay in si wada jir ah loola wada dagaalamo fikirka xagjirnimada ah.

Dowlada soomaaliya ayaa kulankan waxaa uga qayb galay wasiirka Amniga gudaha  C/risaaq Cumar Maxamed, iyo mas’uuliyiin ka tirsan saafarada soomaaliya ee dalkani kenya.

Wasiirka Cabdi risaaq oo la hadlayey warbaahinta qaranka ayaa sheegay inay soomaaliya ku soo bandhigtay shirkan maanta qaabab fara badan oo loola dagaalami karo kooxaha argagixisada ah maadaama ay khibrad badan ka qaadatay iskudayada iyo weerarada tirada badan ee kooxahani ay ka geystaan gudahada dalka soomaaliya.

IMG_0024 IMG_0029 IMG_0034 IMG_0040 IMG_0041 IMG_0044 IMG_0045 IMG_0047 IMG_0049 IMG_0050 IMG_0052 IMG_0073 IMG_0075 IMG_0076 IMG_0078 IMG_0085 IMG_0089 IMG_0092 IMG_0103 IMG_0105 IMG_0108 IMG_0110 IMG_0113 IMG_0114 IMG_0115 IMG_0116 IMG_0119 IMG_0120 IMG_0141 IMG_0143 IMG_0144 IMG_0145 IMG_0146 IMG_0148 IMG_0149 IMG_0150 IMG_0151 IMG_0154 IMG_0159 IMG_0160

Cabdiraxmaan Cumar Cabdi  ( Cabdiraxman soomaali )

Radio Muqdisho

Nairobi,Kenya.

Previous Post

Dibad bax looga Soo horjeeday nadaafad darro iyo Biyo la’aan ka jirta Degmada Kamukunji oo Islii Ka Dhacay”Sawirro”

Next Post

Ku dhawaad 30 carruur ah oo ka qalin jabisay Mu’asasad Umul Qura “SAWIRRO”

Next Post
Ku dhawaad 30 carruur ah oo ka qalin jabisay Mu’asasad Umul Qura “SAWIRRO”

Ku dhawaad 30 carruur ah oo ka qalin jabisay Mu'asasad Umul Qura "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In