Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya Oo Ka Furmay Nairobi”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya Oo Ka Furmay Nairobi”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay dowladda Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto dowladda Soomaaliya iyo fursadaha waxbarasho oo ay bixiso Hindiya ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi, waxaana shirkaas Soomaaliya uga qeybgalaya Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada mudane C/laahi Bile Nuur.

Shirka oo socon doona muddo laba maalin ah,diiradana lagu saaraya arrimaha waxbarashada ay bixiso dowladda Hindiya ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay wasiiru dowlada wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada ee dowladda Soomaaliya mudane C/laahi Bile Nuur oo shirka kaddib la hadlay Telefishinka qaranka ayaa tilmaamay in shirka inta uu socday ay safiirka dowladda Hindiya u fadhisa Soomaaliya ay ka codsadeen in la kordhiyo deeqaha waxbarsho oo ay dowladda Hindiya siiso Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in dowlada Hindiya ay soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhanka waxbarashada iyo deeqaha waxbarasho oo ay hindiya ay siiso wadamada afrika oo ay saxiibka yihiin.

Wasiirka ayaa intaa ka daray in safiirada ay aqbashay in la kordhiyo deeqaha waxbarsho oo ay dowlada Hindiya siiso soomaaliya,waxaana uu rajo wanaagsan ka muujiyay in shirka uu ku soo dhamaado jawi is afgarasho ah.

Dowlada Hindiya ayaa kamid ah wadamada deeqaha waxbarsho siiya dowladda Soomaaliya.

IMG_4681 IMG_4682 IMG_4683 IMG_4684 IMG_4691 IMG_4692 IMG_4706 IMG_4708 IMG_4710 IMG_4712 IMG_4713 IMG_4714 IMG_4718 IMG_4720 IMG_4721 IMG_4726 IMG_4727 IMG_4729

Sawir Qaade:- Hassan Omar Baffo

Previous Post

Wasiiru Dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo Nairobi Kula Kulmay Wasiirka Dalxiiska Kenya”Sawirro”

Next Post

Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post
Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In