Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir loga hadlayay amaannka Gobalka Gedo oo ka furmay degmada Doolow

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shir loga hadlayay amaannka Gobalka Gedo oo ka furmay degmada Doolow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo loog hadlayey Amniga Gobolka Gedo ee dawlad Goboleedka Jubaland ayaa maanta ka dhacay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo, waxaana kulanka Shir Gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Dawladd Goboleedka Jubaland C/rashiid Xasan C/nuur waxaa ka qayb galay kulanka Gudoomiye Kuxigenka Koowaad ee Gobolka gedo,Gudoomiye yaasha Degmooyinka Luuq Doolow Iyo Balad Xaawo, taliyaha Hay’ada Nabadsugida Iyo sirdoonka Jubaland qaybta Gobolka gedo iyo Saraakiil Ciidan oo kala duwan oo uu kmid yahay Gen Jamaal Xasan Saray

wax yaabaha kulankan lagaga hadlay ayaa waxaa kamid ahaa sida Gobolka looga hergalin lahaa Xabsi adag oo lagu ilaaliyo maxaabiista gaar ahana kuwa lagu qabto Dagaalada lagula jiro al shabab noockasta oo ay yihiinba.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Previous Post

Shir looga hadlayay wax ka badalka xeerka isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabagbeeyay Magaalada Garoowe

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hogaaminaya oo Dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hogaaminaya oo Dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hogaaminaya oo Dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In