Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlaayey kobcinta dhaqaalaha iyo qaabka canshuur qaadista oo lagu qabtay Magaalada Dhuusomareeb.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
Shirkan oo looga hadlayey Dhanka Dhaqaalaha iyo sidii loo samayn lahaa Qaadista Canshuuraha iyadoo la waafajinayo Habka Maaliyada iyo isla xisaabtanka ayaa lagu qabtay Magaalada Dhusamareb waxaana ka Qaybgalay Maamulka Degmada, Ganacsato iyo Xubno ka socda Wasaarada Maaliyada Galmudug.
Gudoomiyaha Magaalada Dhusamareb  Macalin C/raxman Cali Maxamed ayaa Ganacsatada faray inay bixiyaan Canshuuraha iyaguna Marsiin doonaan Nidaamka saxda ee Canshuur qaadista waxa uuna xusay in laga gudbay xiligii Lacagaha la qaado balse aysan gaari jirin Qasnada Dowlada.
Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa Wasaarada Maaliyada Galmudug ka codsaday in Lacagahaasi la marsiiyo Hanaanka Saxda ah ka Maamul ahaana ay kala Shaqayn doonaan sidoo kalana la tayeeyo Shaqaalaha Maaliyada ka Howlgala.
Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa Maalmihii la soo dhaafay Bulshada la yeelanayey Kulamo Wadatashi ah kuwaas oo lagu hormarinayo Dhaqaalaha iyo Hab Maamulka Magaalada.
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka Radio Muqdisho

Next Post

Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Next Post
Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In