Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga Hadlayay Sugidda Amniga Doorashada Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga arrinsanayay sugidda Ammaanka Dalka Soomaaliya gaar ahaan goobaha la qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo socday laba maalin oo ka dhacay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha laamaha Ammaanka,Maamulka Gobalka Banaadir,AMISOM, saraakiil dowladda Soomaaliya ka taageerta tababarada ciidamada Amniga iyo masuuliyiinta wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka SSomalia ayaa si hoose loogu eegayay dajinta qorshaha sugidda nabadgalyada goobaha ay doorashada ka dhaceyso.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdi kaamil Macalin Xirsi oo kualnaka kadib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulanka sidoo kale oo qeyb kayahay fikirado isdhaafsi ku aaddan sida ugu haboon ee loo ilaalin karo goobaha doorashada lagu qabanayo.

“Kulanka waxaa soo agaasintay wasaaradda Amniga Gudaha, sida aad la socotaan waxaa la qorsheynayaa in doorasho ka dhacdo dalka, sidoo kale Ramadaankii ayaa nagu soo wajahan, waxaa mihiim noqotay in la dajiyo qorshe mideysan oo laamaha Ammaanku ugu diyaargaroobayaan sidii iyagoo mideysan ay u sugi lahaayeen amniga guud”.ayuu yiri Mudane Cabdi kaamil

Ahayeenka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdi kaamil Macalin Xirsi ayaa sheegay in kulanka ay ka soo bexeen qodobo muhiim ah oo suurtagalin doono in nabadgalyo ay ku qabsoomto Doorashada Soomaaliya, isagoo shacabka Soomaaliyeedna u rajeeyay guul iyo midnimo.

Previous Post

Kulan looga hadlayay dhismaha wadada sodonka oo ka dhacay magaaladda I stanbuul ee dadka Turkiga “SAWIRO”

Next Post

Q. M. oo taageertay go’aanki madaxweynaha

Next Post
Q. M. oo taageertay go’aanki madaxweynaha

Q. M. oo taageertay go'aanki madaxweynaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In