Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda,ย  Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Beeraha ee Dowlad Goboleedyada iyo quburo ku xeel dheer dhanka Beeraha.

Related posts

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026

Shirkan oo socon doono muddo labo cisho ah ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii loo sameyn lahaa qorshe howleed ku aadan dhanka Beeraha si ay wada shaqeyn buuxdo u dhexmarto Wasaaradda Beeraha ee xukuumadda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Dr Xuseen Xaaji Macow oo ah qabiir dhanka beeraha ah isla markaana ah Madaxa Mashruucan ee Midowga Yurub oo ugu horeyn shirka ka hadlay ayaaย  faah faahin ka bixiyay mashruucan iyo qeybaha uu ka koobnaan doono.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in u jeedada mashruucan loo sameeyay ay tahay sidii loo heli lahaa qorshe mideysan oo looga hortago hayโ€™adaha arimaha beeraha ka shaqeeya.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Saciid Xuseen Ciid oo furay shirka ayaa sharaxay ahmiyadda uu shirkan u leeyahay bulshada Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in Wasaaraddu ay diyaar u tahay inay wada shaqeyn dhaw la yeelato Wasaaradaha Beeraha ee dowlad Goboleedyada.

Shirkan oo daba socda kulan 28-kii bisha April ay isugu yimaadeen Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha ee Xukuumadda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa la filayaa inay ka soo baxaan goโ€™aano wax ku ool ah oo lagu horumarinayo wax soo saarka dhanka beeraha ee dalka.

Previous Post

Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka xooga dalka oo maanta si rasmi ah ula wareegay xilka+Sawirro

Next Post

Falalka argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka

Next Post
Wasiir Daahir Geelle oo faah faahin ka bixiyay howlgalkii ay ciidamada ku soo afjareen weerarkii argagixisada “Dhageyso”

Falalka argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hayโ€™adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฐ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In