Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo dib u eegista waxbarashada dalka oo ka furmay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga  hadlayay   dib u eegsita  Waxbarashada dalka ayna ka qeybgaeen Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalka ayaa maanta ka furmay magaaladda Muqdisho.

Shirka dib u eegista waxbarashada dalka waxaa kaloo ka qeyb galay Wakiilo ka socday Hay’adaha caalamka ee dhinaca Waxbarashada qaabilsan, gaar ahaan Midowga Yurub iyo UNICEF ,Qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka, daladaha dhinaca waxbarashada,  Qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira iyo wakiilo ka socday qaar ka mid ah dalalka deeqaha bixiya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wakiil u hadashay UNICEF ayaa ku baaqday  in la taageero  waxbarashada carrurta, isla markaana la xoojiyo dadaallada ku aadan wax barista carruurta Soomaaliyeed.

Madaxa qeybta arimaha bulshada ee ururka Miwoga Yurub Susanne Martin ayaa sheegtay in labada  maalin ee shirka uu socda ka qeyb galayaasha ay ka doodi doonaan qaabka loo horumarin karo waxbarashada dalka

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii dib loo fiirin lahaa heerarkii kala duwanaa ee Waxbarashada Soomaaliya ay soo martay iyo qorshaha loo dejiyay in lagu horumariyo.

Ugu dambeyn Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya mudane Ciise Maxamed Axmed “Guraase’’  ayaa tilmaamay in u badka Soomaaliyeed ay xaq u leeyahay in ay helaan adeeg  waxbarasho oo  dhameystiran, Wasaaradduna ay ka shaqeyn doonto sidii arrintaasi loo heli lahaa.

Shirkan oo lagu wado in uu socdo muddo laba maalin ah ayaa lagu wadaa in gebo gabadiisa laga soo saaro dhowr qodob oo ku saabsan qorshaha horumarinta waxbarasho ee dalka.

Previous Post

Askar ka tirsan ciidanka booliska oo la barayo howlaha gurmadka dab-damiska

Next Post

Kulan qado ah oo la sameeyay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Kulan qado ah oo la sameeyay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In