Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo xeerka xuquuqda Carruurta oo ka furmay Dhuusmareeb

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo xeerka xuquuqda Carruurta oo ka furmay Dhuusmareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirakani wadatashiga ah ayaa inta uu soconayo diirada lagu saaraya diyaarinta qorshahe Istiraatijiyadeed oo looga baaraan dagayo si loo meeel dhigo wax walba oo la xiriira Xaaladaha caruurta ,iyadoo ay ka qeyb  galayaan hay’adaha ay quseeyso ee dowlad gobaleedka Galmudug, khubaro, Mas’uuliyiin ka socota madaxtooyada iyo Wasaaraddaha Haweenka Galmudug oo gacan weyn ka geystay dar dargalinta tallaaboyinka lagu diyaarinayo xeerkan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Galmudug Maxamed Cali Alaale oo ka hadalay shirka ayaa sheegay in wadatashiyadan looga gol leeyahay in ugu dambeyn la gaaro dhidbida shurci qeexaya xuquuqda caruurta reer Galmudug,waxana dhammaan ka qab galayasho ay isku racayn sida loogu baahanyaha helid sharci la xariira caruurta Galmudug

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug Cusmaan macalin Xassan oo ugu dambeyn goobta ka hadley ayaa tilmaamey in Galmudug ahmiyad weyn siineyso dhameystirka sharciga Caruurta,waxana Gunaanadkan wadatashigan  la filayaa in laga uruuriyo ka qayb galayaasha dhamaanba soo jeedintooda oo si guud loogu biirin doono wadatashiyada lala sameynayo dadkan la isu keenay,  taasoo wax ku daris iyo ka dhimisba u noqon doonta dhameystirka qabyo qoraalka qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Previous Post

Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku fulisay Askari dad shacab ah ku dilay Baladxaawo

Next Post

Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Next Post
Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In