Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo xoojinta amniga oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay amniga iyo sidii loo xoojin lahaa oo uu shir guddoominayay Wasiirka amniga gudaha ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankani oo ay ka qeyb galeen Taliyaha hay’adda nabad sugidda iyo Qaranka, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa diiradda lagu saaray adkenyta Nabadgelyada caasimadda iyo in laga hortago cidkasta oo abuureysa amni darro.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka diiradda lagu saaray amniga, isla markaana uu Wasiirka ugu baaqay shacabka in ay sii xoojiyaan wada shaqeynta ay la leeyihiin hay’adaha amniga, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan kooxda Shabaab.

Maxamed Yuusuf ayaa xusay in bulshada looga fadhiyo inay iska koontaroolaan gaadiidkooda kahor inta aysan wadanin, taasi oo uu ku sheegay in looga hortagayo qaraxyada gawaarida lagu xirayo ee ay Shabaabku ku dhibaateynayaan bulshada.

Sidoo kale shirka aya inta uu socday waxaa lagu cambaareeyay falkii lagu dhaawacay Enjineero Soomaaliyeed oo gaaari ay wateen waxbaaha qarxa loogu xiray, kuwaasi oo uu dhaawac ka soo gaaray, isagoo u rajeeyay in Alle uu bogsiiyo.

Previous Post

Madaxweyne Obama oo safiir u soo magacaabay Soomaaliya

Next Post

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan odayaasha Goboladda Dhexe

Next Post
Heshiis xabadda joojin ah oo laga gaaray dagaalkii Guriceel

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan odayaasha Goboladda Dhexe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In