Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir weynaha dalalka Islaamka oo looga hadlay arrimo ay Soomaaliya ka mid tahay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir weynaha dalalka Islaamka oo looga hadlay arrimo ay Soomaaliya ka mid tahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirweynahan maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ugu yeeray waddamada ururka Islaamka xubnaha ka ah inay u howlgalaan sidii ay safaarado uga furan lahaayen Somaliya maaddaama xilligaan isbaddalo nabadeed iyo horumaro ay ka jiraan Soomaaliya

Shirka oo maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka turkiga oo ahaa kii 13-aad ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan 30 Madaxweyne, R/wasaarayaal, iyo madax kale, waxaana lagu soo hadal qaaday in dalalka Islaamka ay ka furtaan safaaradahooda Somaalia si ay door uga qaataan xoojinta xiriirka Somaliya iyo dalalka xubnaha ka ah ururka iskaashiga Islaamamka siiba arrimaha la xiriira mustaqbalka Somaliya inay dowr muuqda ka ciyaaraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wakaaladda Wararka Islaamka Iina oo warkan soo warisay ayaa sheegtay in shirweynahan uu dib u cusbeynsiin doono taageeridiisa dhinaca walba ah iyo dadaalka ay iminka wado xukuumadda Soomaaliya kaasi oo salka ku haya xaqiijinta danaha Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya ay cagaheeda isugu taagi lahayd.

Wakaaladdu waxay intaa raacisay in shirweynaha wadamada xubnaha ka ah Ururka iskaashiga Islaamka oo maanta ka furmay Istanbuul uu sii xoojin doonaan canbaareynta falalka argagixisada Alshabaab ka wado Somaliya iyo guud ahaanba waddamada la jaarka siiba mantiqada Geeska Afrika.

Shirweynaha kan xiga ee 14-aad ee Ururka iskaashiga Ismaamka ayaa la isku raacay in lagu qabto dalka Gambia sanadka 2018ka.

Xigasho Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA

Previous Post

Burcad badeed Soomaali ah oo Faransiiska lagu xukumay

Next Post

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka dalka oo maanta la kulmay Wakiilada Waddamada Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska

Next Post
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka dalka oo maanta la kulmay Wakiilada Waddamada Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka dalka oo maanta la kulmay Wakiilada Waddamada Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In