Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka agaasimayaasha guud ee dowladda oo berri ka furmayo Magaalada Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Shirka agaasimayaasha guud ee dowladda oo berri ka furmayo Magaalada Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee wasaaradda qorhseynta maal-gashiga iyo horumarina dhaqaalaha dowladda Soomaaliya, oo maanta guddoominayey shirkii toddobaadlaha ahaa ee wasaaradda, ayaa waxaa lagu gorfayeey waxyaabaha u qabsoomay waaxyaha wasaaradda, u diyaar garowga shirka  Agaasimiyaasha Guud ee dowladda oo berri ka qabsoomayo magaalada muqdisho, isla markaana  lagu soo bahdigayo qorshe howleedka wasaaradaha dowlada iyo hay’adaha kaabayaasha ah  2021 Sanadkan, iyo sannadkii hore 2020, waxyaabahii qabsoomay, kuwa aan hir-gelin iyo weliba sidoo kale himilooyinka dalkeena hiigsanayo waqti dhow.

Agaasimaha guud mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan (Cabdul) ayaa tilmaamo ka bixiyay  shaqooyinka socda iyo sidii loo xoojin lahaa, sidoo kale waxa uu carabka ku dhaftay in dalkeena dadka uu sugayayo In ay tahay innaga isla markaana waxaana u baahahanahay in qof kasto naga mid ah in uu u shaqeeyo shan qof, anaga ayaa sama-tabixin nagala doonayaa, wasaaradda Qorsheynta waa wadanaha dalka, marka waa in aan sidaas ula socona waxa nagala filayo mahan wax halkaan ku yaalo aan gacmaha is qabsan hala xoojiyo wada shaqeynta hay’adaha dowladda iyo xariirkooda.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Wasaaradda ayaa daddaal xooggan ugu jirto amba-qaadka geeddiga sanadka 2021 in la xaqiijiyo hadafyada iyo shaqooyinka dhaxal galka ah in la xaqiijiyo, tasoo talaabo wanaagsan  oo hori loo qaaday u tahay hirgalinta Qorshaha horumarita qaranka-9aad.

Tags: Shirka agaasimayaasha guud ee dowladda oo berri ka furmayo Magaalada Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble : Xukuumaddu waxa ay go’aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka dalka+Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo kulan la yeeshay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya +Sawirro

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo kulan la yeeshay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya +Sawirro

Ra'iisul wasaaraha oo kulan la yeeshay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya +Sawirro

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In