Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Dhuusamareeb ee maanta iyo Wararkii u dambeeyay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Shirka Dhuusamareeb ee maanta iyo Wararkii u dambeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, maanta waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco shir u dhexeeyay madaxda dowlad goboleedyada, wufuud kala duwan ayaa magaalada ku qul quleysa tan iyo shalay.

Dhuusamareeb hadda waxaa ku sugan madaxweynaha Hirshabeele, Maxamed Cabdi Waare, iyadoo maanta la filayo in ay halkaas tagaan madaxweyniyaasha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni, Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Ammaanka magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu jiro gaba gaabadii u dambeysay ee ku aadan qabsoomida shirka madaxda dowlad goboleedyada dalka.

Waa shirkii ugu horeeyay oo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu ku marti geliyo madaxweyniyaasha dowlad goboleedyada, iyadoo arrimaha shirkan lagu gorfeyn doono ay kamid tahay doorashada dalka iyo qodobo kale.

Wixii shirka Dhuusamareeb ka soo kordha halkan ayaad kala socod doonaan Insha’alah.

Previous Post

Ra’isul wasaarihii dalka Ivory Coast oo Geeriyooday isagoo da’diisu aheyd 61 sano

Next Post

Antonio Guterres: Faragelinta Shisheeye ee Liibiya ‘heerar aan hore loo arag’

Next Post
Antonio Guterres: Faragelinta Shisheeye ee Liibiya ‘heerar aan hore loo arag’

Antonio Guterres: Faragelinta Shisheeye ee Liibiya 'heerar aan hore loo arag'

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In