Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daah furka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen  qaar ka mid ah dhalinyarada reer Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb mudo labo maalmood ah uga socon doona, ka qayb galayaal isugu jira Rag iyo Dumar ayaa si gaar gaar ah usoo gudbin doona aragtiyadooda wax galka ah ee muhiimka u ah ku biirinta dib u eegista siyaasada qaran ee dhalinyaradda Soomaaliyeed oo ay wadajir  ah u soo agaasimeen Wasaaraddaha dhalinyarada iyo Cayaaraha Federaalka iyo Galmudug.

Calas Cabdinuur Barre, Gudoomiyaha dhalinyarada Caasimadda iyo Maxamed Nuur Maxamed, Gudoomiyaha Ururka Cayaaraha Dhuusamareeb ayaa ugu horeyn ka hadlay kasoo qaybgalkooda shirkan, waxayna isku raceen in ay muhiim tahay in dhalinta Soomaaliyeed ay wax ku soo kordhiyaan hormarka dalkooda.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Cabdullahi Cabbdi Maxamed Xiirey Agaasimaha waaxda dhallinyarada ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowlada Federalka iyo CabdiCsiis Maxamed Khaliif la taliya arrimaha siyaasada qaran ee dhalinyaradda ayaa iyana dhankooda xusay in ay muhiim tahay qaadashada waxa kasoo baxa shirarkan.

Ugu dambeyn Cumar Cabdi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug ayaa kula dardaarmey dhalinyarada ka qayb galeysa shirkan in ay la yimaadaan wax ku biirin baaxad leh, si la mid ah shansano kahor doorkii Galmudug ay ku yeelatay siyaasada qaran ee Dalka.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo tilmaamay in shirka Londan uu ku soo gabo gaboobay guulo la taaban karo

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo tilmaamay in shirka Londan uu ku soo gabo gaboobay guulo la taaban karo

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In