Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka isku xirka Suuqyadda dalka iyo kuwa Caalamka oo galay maalintii labaad

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Shirka isku xirka Suuqyadda dalka iyo kuwa Caalamka oo galay maalintii labaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay qabatay kulanka wadatashi maalintiisa labaad oo ku saabsan Suuqyada Maxaliga ah iyo Suuqyada Caalamiga ah iyo qaabka ugu wanaagsan ee laysugu xiri karo waxsoo-saarka Beeraha iyo Suuqyada.

Waxaa shirka kalmad xiritaan ah ka jeediyay Agaasimaha guud ee wasaaradda Beeraha iyo daraabka dowladda federaalka Soomaaliya Nuur Yuusuf Nuur, oo ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee loo hormarin karo isku xirnaanshiyaha ka dhexeeyo waxsoo-saarka beeraha iyo suuqyada kale duwan sida kuwa maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Sidoo kale Agaasimaha guud ayaa tilmaamay inay wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dadaal dheeri ah ku bixineyso waxsoo-saarka beeraha iyo suuq geynta ku haboon.

Waxaa shirka ka soo qeyb galay qaar ka mid ah madaxda Wasaaradda Beeraha iyo waraabka iyo wasaaradda ganacsiga iyo wasaaradda maaliyadda, iyo sidoo kale Hay’adaha ka shaqeeya beeraha iyo  Bangiyada Dalka.

Waxaa sidoo kale laga dhawaajiyay in loo baahanyahay in la ciribtiro caqabadaha faraha badan ee ku horgudban waxsoo-saarka beeraha in la gaarsiiyo suuqyada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah, waxaana laysla gartay inay tahay muhiim in laga wada shaqeeyo qaabka ugu wanaagsan ee loo fududeyn lahaa caqabadahaas looguna gudbi lahaa sida ugu wanaagsan ee loo gaari karo suuqyada kale duwan.

Tags: Shirka isku xirka Suuqyadda dalka iyo kuwa Caalamka oo galay maalintii labaad
Previous Post

Members from Somalia’s Army and Police finish mine clearance course in Mogadishu

Next Post

Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray “SAWIRRO”

Next Post
Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray “SAWIRRO”

Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray "SAWIRRO"

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In