Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka looga hadlayo hiigsiga sanadka 2016-ka oo maanta la soo gebagebeeynayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka looga hadlayo dib u eegista Barnaamijka Hiigsiga cusub ee sanadka 2016 ayaa lagu wadaa in  maanta la soo gabagabeeyo, islamarkaana laga soo saaro warmurtiyeed.

Shirka oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay wakiillada 30 dowladood iyo 120 xubnood oo ka socota qeybaha Soomaalida ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kulanka ayaa qeybihiisa hore ee maanta waxaa socon doona doodo kala duwan iyo kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan guddiyada kulanka, waxaana diirrada lagu saarayaa dhameystirka howlaha dowladda uga harsan hiigsiga sanadka 2016-ka.

Shirka ayaa la filayaa in maanta laga soo saaro war-murtiyeed cad oo ay heshiis ku wada yihiin dhinacyada ka qeybgalaya shirka kaasoo qeexaya qorshaha lagu gaarayo 2016-ka.

Maanta ayaa lagu wadaa in shirkan lagu soo gebagebeeyo magaalada Muqdisho islmarkaana la qabto shir jaraa’id oo lagu qeexayo waxyaabaha ka soo baxa kulanka.

Previous Post

Kulan looga hadlayay kaalinta haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaanka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Ciidanka XDS oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kuwo kalena nolosha ku qabtay.

Next Post
Ciidanka XDS oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kuwo kalena nolosha ku qabtay.

Ciidanka XDS oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kuwo kalena nolosha ku qabtay.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In