Wednesday, November 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka looga hadlayo horumarinta Xoolaha oo ka furmay Magaalada Jigjiga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Shirka looga hadlayo horumarinta Xoolaha oo ka furmay Magaalada Jigjiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga hadlayo dhaqashada iyo horumarinta Iyo kheyraadka geela.

Ujeedada kulanka loo qabtay ayaa ah sidii looga faaiโ€™deysan lahaa manaafacaadka geela oo ah mid deegaanada soomaalida caan ku yihiin, waxaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dhisidda xarun cusub oo loogu talo galay kheyraadka Geela.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

November 24, 2026
Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026

Labo iskuul oo uu maalgaliyay xafiiska marwada raโ€™isulwasaaraha itoobiya ayaa laga furay magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka soomaalida itoobiya .

Iskuuladan oo ah kuwa sare ayaa waxaa si wada jir ah xariga uga jaray marwada koowaad ee itoobiya Zinash Tayachew iyo madaxweynaha ismaamulka Soomaalida itoobiya Mustafa Maxamed .Cagjar

Dhismaha iskuuladan oo socday mudo sanad ah waxaa ku baxay qarash 26 malyuun oo lacagta birta itoobiya ah .

Iskuuladan aya waxaa dhigan kara 1,800 arday waxaana loo dhaleyatiray dhamaan waxyaabaha daruuriga u ah waxbarashada

Tags: Shirka looga hadlayo horumarinta xoolaha oo ka furmay Magaalada Jigjiga
Previous Post

Madaxweynaha Koofur galbeed oo Saakay ku wajahan Magaalada Xudur

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kawada Jubbada Hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kawada Jubbada Hoose

Ciidanka Xoogga dalka oo Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kawada Jubbada Hoose

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

November 24, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo...

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa xarunteeda dhexe ee Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐a

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In