Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka looga Hadlayo Qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya o ka furmay Nairobi.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirka looga Hadlayo Qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya o ka furmay Nairobi.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka furey shir looga Hadlaya Batroolka Soomaaliya.

Shir ka ayaa waxa uu socon doonaa 3-maalmood waxaana looga hadli doonaa  Qaybsiga Kheyraadka Dalka ,gaar ahaan shidaalka iyo Macadanta  ee Maamul goboleedyada Soomaaliya ,shirka  ayaa waxaa qayb galaya dhamaan Maamulada iyo Maamulada goboleedyada ka jira dalka,waxaana abaabulay oo fududeeyey Bankiga Adduuunka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Wasiirka Batroolka iyo Tamar ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar ayaa shirka ka jeediyey  warbixin dheer oo ka hadleysa baaritaanada  shidaal oo laga sameeyey dhamaan gobolada Soomaaliya ,halka  ay marayan iyo qaabka ay u socdaan hawlaha Baaritaanada shidaalka iyo Macdanta.

Sidoo kale wasiirka ayaa ka warbixiyey shirarkii uu ka qayb galey oo looga hadlayey  shidaalka iyo Batroolka Soomaaliya

Maalmaha uu shirka socon doonaa yaa waxaa looga doodi doonaa qaabka iyo sida ugu haboon oo loo qaybsan karo kheyraalka,Batroolka iyo Macdanta ku jirta dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dalka dib ugu soo laabtey

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dalka dib ugu soo laabtey

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dalka dib ugu soo laabtey

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In