Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Madaxda IGAD oo ka furmay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka Madaxda IGAD oo ka furmay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Kampala waxaa ka furmay Shirka Urur-goboleedka IGAD oo loooga hadlayo Ajendeyaal ay ugu muhiimsantahay Xadgudubka Ethiopia ee ka dhanka ah Soomaliya.

Shirkaan oo ay codsatay Dawladda Soomaaliya waxaa ka qaybgalaya Madaxwaynayaasha Soomaaliya, Yugaandha, Kenya, Jabuuti iyo koofurta Suudaan.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Shirka waxaa kale oo goob joog ka ah wakiilo heerkooodu sareeyo kuwaas oo ka kala socda ururada iyo Dawladaha daneeya arrimaha Gobalka Geeska Afrika.

Ururada jooga waxaa ka mid ah Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Jaamacadda Carabta,

Waxaa kale oo shirka jooga Wufuud sare oo ka kala socda Dalal ay kala ah Maraykanka,Turkiga, Sucuudiga, Qatar iyo Imaaraadka.

Shirka waxaa awoodiwaysay inay kasoo qaybgasho Ethiopia oo dareemaysa waji gabax ka dib markii Adduunku si isku Mid ah uga horyimid damacooda foosha xun.

Gabagabada Shirka ayaa la rajaynayaa in laga soo saaro warmurtiyeed.

Previous Post

Hay’adda Duulista Rayidka oo war ka soo saartay diyaarad ka baxday dhabaha garoonka Ceelberde

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Agaasimaha xafiis Gobolleedka UNHCR

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Agaasimaha xafiis Gobolleedka UNHCR

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Agaasimaha xafiis Gobolleedka UNHCR

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In