Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Afrika oo lagu soo afmeeray Ethiopia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Afrika oo lagu soo afmeeray Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Afrika oo maalintii shalay ka furmay caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa ayaa maanta lasoo geba-gabeeyey, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, kaasi oo ay si wada jir ah ugu heshiiyeen dalalka Geeska Afrika ee shirka ka qayb galay oo ay ka mid tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Wafdiga Dawladda Federaalka Soomaaliya ee shirka ka qayb galay ee uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Pekos ayaa madashan ka sheegay inay fulin doonaan, kuna dhaqmi doonaan heshiiska wada jirka ah ee shirka kasoo baxay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waa markii ugu horraysay oo Addis Ababa lagu qabto shirkan, waxaana la rajaynayaa in War-murtiyeedka kasoo baxay shirka oo u hiilinaya horumarka wadamada Geeska Afrika uu noqdo mid ay fulintiisa si wada jir isaga kaashadaan dalalka Geeska Afrika.

Previous Post

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha beni’aadannimada oo ka qeyb galay shirka madasha Siyaasadda dhaqaalaha Qaranka

Next Post

Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?

Next Post
Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?

Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In