Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga Aasaaska kooxda Qiimeynta Saamaynta Deegaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga Aasaaska kooxda Qiimeynta Saamaynta Deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Wadatashiga Aasaaska Qiimeynta Saamaynta Deegaanka iyo Badqabka Bulshada (ESIA), isaga oo madasha ka sheegay in hindisahan uu yahay guul weyn oo dowladdu ka gaartay meelmarinta nidaam lagu sugo badqabka deegaanka iyo bulshada Soomaaliyeed. Agaasimaha ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in la dhiso hannaan rasmi ah oo suurtagelinaya in dhammaan mashaariicda horumarineed la marsiiyo qiimeyn dhameystiran, taasoo ka hortageysa waxyeello kasta oo deegaanka iyo bulshada ka soo gaari karta.

Shirkan oo socon doona laba maalmood, ayaa waxaa ka soo qeyb galay khubaro, daneeyayaal, xubno ka socda hay’adaha kala duwan ee dowladda iyo dowlad gobaleedyada. Inta uu socdo shirku, waxaa diiradda lagu saari doonaa sidii loo dhisi lahaa Unitka qiimeynta iyo Saaneynta Deegaanka, taasoo ka shaqeyn doonta ilaalinta deegaanka iyo xaqiijinta in mashaariicda horumarineed ay la jaanqaadaan hab-raacyada heerarka caalamiga ah. Waxaa la filayaa in labada bari ee soo socda ay kasoo baxaan talooyin muhiim ah oo lagu hagayo dhismaha waaxdan iyo hirgelinteeda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo kaashanaysa hay’adaha ay wada shaqeynta leeyihiin, waxa ay rajeyneysaa in shirkan uu ka soo baxo mira dhal wax ku ool ah, si loo xoojiyo hanaanka ESIA..

Previous Post

Madaxa Doorashooyinka Qaranka “waxaana ogaanay in bulshada ay rabaan in ay doortaan dadka ay doonayaan”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta munaasabadda aas aaskooda

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta munaasabadda aas aaskooda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta munaasabadda aas aaskooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In