Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga ee ka socday Muqdisho oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga ee ka socday Muqdisho oo laga soo saaray qodobo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,  madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka.

Shirka oo socday muddo labo cisho ah ayaa qodobadii looga hadlay waxa ay u badnaayeen arrimaha masiiriga ee dalka, gaar ahaan heshiisyada ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana ka mid ahaa qodobadii talooyinka laga dhiibtay ku saabsanaa heshiisyada Golaha Wadatashiga Qaranka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

1. Nuuca doorashada ee dalka

2  Nidaamka Madaxtinimada ee dalka

3. Nidaamka xisbiyada badan

4. Guddiga doorashada Qaranka

5. Mideynta muddo xileedka Hay’adaha Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada

6. Habraaca dhameystirka iyo dib u eegista Dastuurka KMG ah

Kulanka waxaa lagu bogaadiyey Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya dadaallada dalka looga ciribtirayo khawaarijta iyo guulaha laga gaaray, waxaana lagu baaqay in loo midoobo la dagaallanka argagixisada nuuc waliba oo ay tahay.

Kulanka waxaa kaloo lagu bogaadiyey dadaallada dowladda ee deyn cafinta iyo dhameystirka hannaanka dowlad dhiska Soomaaliya iyo in ciidamada Qaranka ay si buuxdo ula wareegaan amniga

Kulanka waxa uu bogaadiyey doodaha dhameystirka dowlad dhiska Soomaaliya ee soo socday, waxaana uu dareen ka muujiyey ka maqnaanshiyaha Puntland ee Wadatashiga arrimaha masiiriga, waxaana lagu baaqay in ay muhiimtahay ka qeybgalka.

Shirka galabta lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ayaa noqon doonin kii ugu dambeeyay oo looga tashado arrimaha masiiriga ah ee dalka, waxaana jiri doona kulamo kale oo nuucaani oo kale ah.

Previous Post

Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tallaabo horey loo qaaday ku tilmaamay Warmurtiyeedka shirka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tallaabo horey loo qaaday ku tilmaamay Warmurtiyeedka shirka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tallaabo horey loo qaaday ku tilmaamay Warmurtiyeedka shirka

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In