Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga horumarinta Waxbarashada ee ka socda Garoowe oo galay maalintii labaad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga horumarinta Waxbarashada ee ka socda Garoowe oo galay maalintii labaad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wadatashiga Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka ah iyo Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir oo ka socda magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maalintiisii labaad galay.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta iyo tayeynta Waxbarashada dalka, isla markaasna loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya Hey’adaha Waxbarshadda dalka.

Related posts

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026

Kulankan ayaa waxaa si gaar ah loogu falanqeeyay yagleelidda Golayaasha Horumarinta Manhajka iyo Imtixaanaadka iyo madasha iskaashiga Wasaaradaha Waxbarashada Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Kulankan oo uu shalay si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo in dalku yeesho Manhaj mideysan oo tayo leh, si ubadka Soomaaliyeed u helaan Waxbarasho tayo leh.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayna martigelineyso Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland ayaa la filayaa in laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan horumarinta iyo tayeynta Waxbarashada.

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada oo soo xiray shirka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee dhallinyarada “SAWIRRO”

Next Post

Somalia issues an statement on the killings of Somali nationals in South Africa

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay

Somalia issues an statement on the killings of Somali nationals in South Africa

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In